Mid kamid ah Garoomada Diyaaradeed ee Aduunka ugu weyn oo Turkiga laga furay (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha dalka Turkiga Rajab Dayib Erdogan ayaa maanta xariga ka jaray mid kamid ah garoomada Diyaaradaha Aduunka ugu weyn, waxaana dhismaha garoonkan uu socday dhowr sanadood. Munaasabad xariga looga jarayay garoonkan cusub ayaa maanta lagu qabtay gudaha garoonka DiyaaradahaIstanbuul, waxaana munaasabada kasoo qeyb galay Madax kala duwan oo ka kala socotay ilaa 18-dal oo Turkiga … Continue reading Mid kamid ah Garoomada Diyaaradeed ee Aduunka ugu weyn oo Turkiga laga furay (Daawo Sawirada)